Laxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey oo ku magacdheer Cabdikariin Jiir waxa uu ku dhashay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug sanadkii 1943dii. Hobyo ayuu ku soo barbaaray, kuna soo qaatay dugsi hoose ...
Maalmo badan oo shacabka magaalada Hargeysa ay dhalleecayn joogto maamulka u marinayeen baraha bulshada ayaa u muuqda kuwo soo dhammaanaya, waa haddii uusan xaalku noqon 'kud ka guur oo qanjo u guur'.
MUQDISHU, Somalia - Madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariin Guuleed, marna noqday Wasiirkii Arrimaha Gudaha Somalia iyo Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka jawaabey Go'aankii Gollaha Wasiirada ...
Buux ayaa ahaa mas’uulkii dowladeed ee ugu waqtiga dheeraa ee baarlamaanka soo maamulay hawlihiisa. MUQDISHO, Soomaaliya - Guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa shalay shaaciyay in ...